Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Kulan La Qaatay Golaha Deegaanka Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Kulan La Qaatay Golaha Deegaanka Laascaanood
November 11, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” ayaa maanta kulan la qaatay Xildhibaanada golaha deegaanka iyo Maayarka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS