Wasiirka Ganacsiga iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Dhaqaalaha oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Warshada Daqiiqda Boodhari Mills ee Arabsiyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Ganacsiga iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Dhaqaalaha oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Warshada Daqiiqda Boodhari Mills ee Arabsiyo
November 19, 2018 - Written by Reporter:

Arabsiyo (WJN)- Wasiirka wasaarada Ganacsiga warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad “Saajin” iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dhaqaalaha dr. Cismaan Sheekh Axmed ayaa kormeer indho indhayn ah u tagay dhismaha warshada daqiiqda Boodhari Mills ee magaalada Arabsiyo.

 

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS