Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Shaqsiyaad Ay Qaraabo Yihiin Siiyay Qandaraaska Daabacaada Liisamada Wadista Gaadiidka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaadiidka Somaliland oo Shaqsiyaad Ay Qaraabo Yihiin Siiyay Qandaraaska Daabacaada Liisamada Wadista Gaadiidka
November 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha shirkada Somaliland ID CARD ee dhawaan xukuumadu kala wareegtay qandaraaskii daabacaada liisamada Lafta ee Gaadiidka Sakariye Nuur Cabdilaahi ayaa waxa uu ku eedeeyay Wasiirka Gaadiidka Somaliland in qandaraaskii laga qaaday shirkadooda u siisay shirkad gaar ah oo ay leeyihiin qaraabada wasiirku isagoona arintaasi sharci daro ku tilmaamay,

Dhinaca kale Waxaa uu sheegay in uu wasiirku wasaaradiisa ka dhex furtay madbacad uu gaar u leeyahay, Waxaana uu Madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu arintaasi uu si deg deg ah wax uga qabto.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/uTGkgl7xz4g

COMMENTS
LINKS