Laacaanood (WJN)- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa gobolka Sool, ayaa maanta kulan balaadhan kula qaatay xarunta dowlada hoose degmada Laascaanood Maamulka gobolka iyo laamaha amniga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka