|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Ganacsiga Somaliland oo Amaro Culus Dul Dhigtay Ganacsatada Kala Duwan
November 26, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland Maxamuud Xasan Sacad “Saajin” ayaa ganacsatada kala duwan ee dalka u diray fariimo la xidhiidha inay samaystaan Liisamada Ganacsiga, Isagoona Kuwa aan lahayn liisamada Ganacsiga ugu baaqay inay si deg deg ah u samaystaan. Dhinaca kale Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in talaabo deg deg ah laga qaadayo Ganacsatada hadii ay amarkaa ay wasaaradu soo saartay ay fulin waayaan,Islamarkaana buu yidhi go,aan kama danbays ah ka qaadan doonto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:“5Aad Waxaan Leeyahay Waalaydiin Ogyahay Taariikhda In Aad Halganka Ku Bilowdeen Afraad, Iyadoon SNM... DAAWO;-Muj Cali Guray Oo Ka Hadlay Taariikhdii Muj Lixle, Kuna Sifeeyay In Uu Ahaa Astaantii Halgank... Gudida Qaban Qaabada Shirwaynaha Ururka Solja Oo Shaaciyay Liiska Mursharixiinta Utartami Doona Hoga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|