Wasaarada Beeraha Somaliland oo 70 Sano Kadib Dib Uga Shaqeysiisay Xaruntii Kaydka Siidhka ee Aburiin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Beeraha Somaliland oo 70 Sano Kadib Dib Uga Shaqeysiisay Xaruntii Kaydka Siidhka ee Aburiin
November 10, 2018 - Written by Reporter:

Aburiin (WJN)- Xarunta cilmi badhista ee Abuuriin ayaa Wasaarada Beeraha Somaliland maanta ku qabatay kulan ay ku soo bandhigayeen siidh tijaabo ah oo dalka laga beeray islamarkaana ay iska kaashadeen Hay”adda FAO iyo Somaseed oo qayb ka aah wasaarada Beeraha.

Dhinaca kale Munaasibadan waxa ka soo qayb galay Wasiirka horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, Guddoomiyaha degmada Faraweyne Maxamed Abiib Cismaan, Khubaro ka socday wasaarada Beeraha iyo Hay”addo caalami ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/8mzdbFEWtVM

COMMENTS
LINKS