Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Agaasimaha Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo Dastuurka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Agaasimaha Wasaarada Xidhiidhka Goleyaasha iyo Dastuurka
November 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha dastuurka Somaliland Maxamed Xuseen Dhabeeyo oo waraysi dhinacyo badan taabanaya lala yeeshay ayaa kaga hadley arrimo door ah isagoona dhinaca kale ka warbixiyay shaqada ay Wasaarada xidhiidhka goleyaashu u hayso qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS