|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Madaxweyne Muuse Biixi oo Hada Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumadiisa
November 10, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne Magacaabid iyo Isku-beddel Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan; Waxaan Go’aamiyey; 1) In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan: Tir Magaca Xilka
2) In laga bilaabo taariikhda maanta aan mas’uuliyiintan u beddelo xilalkan: Tir Magaca Xilka
Related posts:Waftigii Wasiirka Cadaalada Somaliland Hogaaminayay oo Kulamo La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Dalka ... WAR DEG DEG AH; Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Ethiopia Oo Weerar Gacan ka Hadal ah Ku Qaaday ... DAAWO;-Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti Oo Soo Gaadhay Caasimada Hargaysa Iyo U... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|