War Cusub oo Ka Soo Kordhay Khilaafkii Gudida Wanaag Farista | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Cusub oo Ka Soo Kordhay Khilaafkii Gudida Wanaag Farista
November 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha gudida wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland Sheekh Cawil Faatax Shire ayaa faah-faahin ka bixiyay khilaaf ka dhex aloosnaa mudooyinkii u danbeeyay xubnaha gudida wanaag farista.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/SbRW30KLZg0

COMMENTS
LINKS