|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Laascaanood
November 7, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waftigan uu horkacayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa u socda sidii ay u xalin lahaayeen una dhex dhexaadin lahaayeen labadii beelood ee dhawaan dirirtu ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|