|
|||||
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal oo Shaaciyay In Bilad Sharaf Uu Siin Doono Faysal Cali Waraabe iyo Sababta
November 22, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa shaaciyay in bilad sharaf uu siinayo Guddoomiyaha Xissbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe. Dhinaca kale Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal ayaa siyaasiyiinta Somaliland ugu baaqay inay ku daydaan Guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe oo uu ku amaanay in Somaliland ka difaaco eedaaymaha Soomaaliya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Dr Edna Aadan Oo Loo Doortay Madaxwaynaha Ururka Ay Ku Bahoobeen Dalalka Aan Xubinta Ka Ahayn Qarama... Halkan Ka DAAWO:Wasiirka hawlaha guud oo soo bandhigay liisano Cusub Oo Casri ah Ayna Adeegsandoona... Natiijada Doorashada Ee Gobolada Togdheer Iyo Maroodi Jeex Iyo Saamaynta Saaxada Siyaasadda Dalka! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|