Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadashey Cuno Qabateynta Hubka Somaliya Laga Qaadayo Kuna Baaqdey In Aan Laga Qaadin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadashey Cuno Qabateynta Hubka Somaliya Laga Qaadayo Kuna Baaqdey In Aan Laga Qaadin
November 14, 2018 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Halkan Ka Daawo Wasiirkii Hore Arrimaha Dibeda Somaliland Claahi Maxamed Ducaale.

“Maanta Waxaa  laga hadlayaa oo weyn in Qaramada Midoobey la geeyey qaraar lagu leeyahay cuno qabateyntii hubka  ha laga qaado Somaliya , arintaasi waa wax lala yaabo  Somaliya iyo Somaliland hub maanta lagu soo kordhiyo uma baahna , waayo hubka yaala ayaa Africa qeyb dhan oo ka mid ah bur burin kara , arintaas looma baahna Somaliland na waa In ay arintaas door weyn oo siyaasadeed ay ka sameysaa , Shacabku waa in uu ka mudaharadaa arintaas , Dawladaha arintaas dabada ka wada waa dawlado aan u tudheen magaca Soomali ba  , arint”aasi waa dhib hor leh oo ku soo korodhay Gobalka ,xaaaduna faraha ayey ka baxeysa”  Ayuu yidhi

COMMENTS
LINKS