Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” ayaa ka hadlay dacwad ka dhan ah Telefiishanada Saab iyo Satar oo uu Wasiirka Warfaafinta Somaliland u gudbiyay xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka