Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Gurey” oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga muxaafidka ah ee talada dalka haya ee Kulmiye ayaa shaaciyey in Telefishanada ka hadalkoodii uu uga hadhey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Isagoo sidoo kalena sheegay in uu buug uu qoritaankiisa mudooyinkii ugu danbeeyey uu wadey uu dhawan soo bandhigi doono.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/PPiFrXtcR8Q