Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha xisbiga mucaarida ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in sirtii Somaliland halis ku jirto isagoona sheegay in wax walba ay oo sir ah ayJabuuti hayso.
Dhinaca kale Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada ugu baaqay inay joojiso kootada ay ganacsigii isgaadhsiinta ugu xidhay shirkado gaar ah, islamarkaana ay haboon tahay in tartan loo galo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka