“Sirteenu Khatar Bay Ku Jirtaa, Wax Walba Jabuuti Ayaa Haysa”. Faysal Cali Waraabe
November 27, 2018 - Written by Reporter:
Dhinaca kale Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada ugu baaqay inay joojiso kootada ay ganacsigii isgaadhsiinta ugu xidhay shirkado gaar ah, islamarkaana ay haboon tahay in tartan loo galo.