Sheekhul Beledka Gobolka Gabiley oo Ka Hadley Buuga Muranka Badan Dhaliyay ee uu Qoray Hogaamiye Xirsi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekhul Beledka Gobolka Gabiley oo Ka Hadley Buuga Muranka Badan Dhaliyay ee uu Qoray Hogaamiye Xirsi
November 3, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Sheekhul beledka magaalada Gabiley Sheekh Ciise Sheekh Muxumed Warsame ayaa waxa uu si adag uga hadley buuga muranka badan dhaliyay ee uu qoray hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali X. Xasan, Isagoona Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay Maxkamad soo taagto hogaamiyahaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

COMMENTS
LINKS