Shaqaalaha DP World Ee Berbera oo Deeqo Gaadhsiiyay Qarka Mid Ah Shaqaalaha Dekeda oo Cusbitaalka Ku Jira
November 5, 2018 - Written by Reporter:
Berbera (WJN)- Shaqaalaha shirkada Dp World ee dekeda magaalada Berbera ayaa waxa ay maanta deeqo kala duwan ay gaadhsiiyeen qaar ka mid ah shaqaalaha dekeda oo xalaad caafimaad u jiifa cusbitaalka magaalada Berbera.