Shaqaalaha DP World Ee Berbera oo Deeqo Gaadhsiiyay Qarka Mid Ah Shaqaalaha Dekeda oo Cusbitaalka Ku Jira | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shaqaalaha DP World Ee Berbera oo Deeqo Gaadhsiiyay Qarka Mid Ah Shaqaalaha Dekeda oo Cusbitaalka Ku Jira
November 5, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Shaqaalaha shirkada Dp World ee dekeda magaalada Berbera ayaa waxa ay maanta deeqo kala duwan ay gaadhsiiyeen qaar ka mid ah shaqaalaha dekeda oo xalaad caafimaad u jiifa cusbitaalka magaalada Berbera.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS