|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland ee Jabuuti oo Ka Hadlay Xidhiidhka Labada Dal, Muxuuse Ka Yidhi Shirka Mucaaridka Ku Baaqay
November 18, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya wadanka Jabuuti Ambasador Cabdifataax Siciid Axmed ayaa ka hadley xidhiidhka dhinacayada siyaasada, Dhaqaalaha, Amniga iyo Isu socodka ee ka dhexeeya dalalka Somaliland iyo Jabuuti. Dhinaca kale Ambasador Cabdifataax ayaa xisbiyada mucaaridka Somaliland ugu baaqay in aanay ka shaqayn waxyabaha bulshada ku keenaya kala qoqobka iyo kala qaybinta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo: Maxamed Xaashi Cilmi oo Sheegay In Aanay Marnaba Aqbalayn Raali-gelintii Uu Farmaajo Ka Bixiy... DAAWO;-Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sheegay In Saldhiga Berbera Xukuumadu Kiro ka Qaado Dawlada Emaraad... “Geeridii Lixle Waxay Gilgishay Wadanka Oo dhan, Oo Ay Kicisay, Qiimaheeda Iyo Hogaaminteedana Wuu L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|