|
|||||
WAJAALE NEWS
QM: Ururka IS Waxay Ka Tageen Xabaal Wadareedyo Ay Ku Aasan Yihiin Kumanaan Qof
November 6, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- In kabadan 200 xabaal wadareedyo ah oo ay ku aasan yihiin kumanaan qof ayaa laga helay deeganno ay maamulaan kooxda IS gudaha dalka Ciraaq, sida lagu sheegay baadhitanno Qaramada Midoobay ay sameysay. Xabaal wadareedyada ayaa laga helay waqooyiga iyo galbeedka dalka Ciraaq gaar ahaan gobollada Nineveh, Kirkuk, Salaaxddiin iyo Anbaar. Warbixinta Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in xabaalaha lagu aasaay 12,000 maydad ah. Kooxda isku magacaawday Dowladda Islaamka waxay qabsatay deegaanno badan oo ku yaalla Ciraaq sannadkii 2014-kii halkaas oo ay kusoo roggeen shuruuc adag isla markaasna ay dilaayaan qof kasta oo kasoo horjeesta nidaamkooda.
Related posts:DAAWO Shirkii Khaatumo State oo Madaxwayne Loogu Doortay Dr. Cali Khaliif Galaydh iyo Somaliland o... DAAWO; Sheekh Aadan Siiro Muxuu ka yidhi Doorashadii Xisbiga Kulmiye "Masaajidkan Ayaanu Uga Ololey... Dhalinyarada Beesha Subeer Awal Ee Burco Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Khilaafka Golaha Wakiilada Uguna B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|