Prof: Cabdi Cali oo Naqdiyey Jawaabtii Maxamuud Xaashi, Kana Hadley Sababta Uu Muranka Badan U Dhaliyay Buugii Uu Qoray Xirsi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof: Cabdi Cali oo Naqdiyey Jawaabtii Maxamuud Xaashi, Kana Hadley Sababta Uu Muranka Badan U Dhaliyay Buugii Uu Qoray Xirsi
November 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Prof: Cabdi Cali oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland isla markaana xilal ka soo qabtay Xukuumadihii Siilanyo iyo Muuse Biixi ee ayaa waxa uu ka hadley Buuga muranka badan dhaliyay ee uu Xirsi qoray waxaana uu naqdiyey qaabkii uu buugaas uga jawaabey Wasiir Maxamuud Xaashi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS