Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe oo khudbad dhinaacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirkii sanad laha ahaa ee Saxaafada Somaliland ayaa sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi ay isku dhaceen iyagoon ka wada hadlin arrinti saxaafada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka