|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Ka Socda Wasaarada Biyaha iyo Xanaanada Xoolaha oo Kormeer Ku Tagay Ceelasha Biyaha Deegaanka Botor iyo Arabsiyo
November 1, 2018 - Written by Reporter:Arabsiyo (WJN)- Masuuliyiin ka socda xukuumada Somlailand oo ay ka mid yihiin Agaasimeyaasha Wasaaradaha Biyaha, Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha oo ay weheliyaan maamulka gobolka Gabiley ayaa waxa ay kormeer ku tageen ceelasha biyaha magaalada Gabiley ee Deegaanka Botor. Dhinaca kale xubnahan masuuliyiinta ah ayaa waxa ay koormeer indho indhayn ah ay ku soo mareen Biyo gelin laga fulinayo magaalada Arabsiyo. Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO “Xadhiga Abwaan Abees Dulmibaan U Arkaa, ficilo Xun Xun Oo Dadkani Bari Hore Diideen In Lasoo ... Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Cod Dheer Kula Hadlay Shacabka Reer Saaxil Xisbiga Kulmiyana... Daawo-Gudoomiye Baashe Oo Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu U Dhexeeyey Golaha Guurtida iyo Wakiilad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|