“Madaxweynuhu Wuu Ku Saxsan Yahay Go’aanka Uu Ka Qaatay Caarre”..Xuseen Dayr | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweynuhu Wuu Ku Saxsan Yahay Go’aanka Uu Ka Qaatay Caarre”..Xuseen Dayr
November 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Af-hayeenkii hore xukuumadii Siilaanyo Xuseen Aadan Cige “Dayr” ayaa si adag uga hadlay maleeshiyaadka uu hogaaminayo Caarre, Isagoona dhinaca kalena sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi uu ku saxsan yahay go,aanka uu ka qaatay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS