“Madaxweynuhu Hargeysa Muu Ku Dabranyahay, Haleeyana Muu Daadhine”..Xildhibaan Wali Axmed Xaawo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweynuhu Hargeysa Muu Ku Dabranyahay, Haleeyana Muu Daadhine”..Xildhibaan Wali Axmed Xaawo
November 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Wali Axmed Xaawo oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadley xaalada dalku ku jiro isagoona Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaaqay in uu Hargeysa dhaafo oo uu gobolada dalka u baxo.

Dhinaca kale Xildhibaan Wali Axmed Xaawo ayaa ka hadley muranka ka dhex aloonsan Xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada ee ku aadan qabsoomida doorashooyinka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS