“Madaxweyne In Aad Midaysaa Lagaa Rabaa Dadkii Doorashada Ku Kala Qayb Samay”.Mujaahid Xasan Guure | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne In Aad Midaysaa Lagaa Rabaa Dadkii Doorashada Ku Kala Qayb Samay”.Mujaahid Xasan Guure
November 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha madasha wadatashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu xal u helo shacabka Somaliland ee ku kala qayb samay doorashadii Madaxtooyada, Isagoona nasiib daro ku tilmaamay in iyadoo sanad laga joogo doorashadaasi uu Madaxweyuhu xalin kari waayo arrimahaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

COMMENTS
LINKS