Hargeysa (WJN)- Siyaasi Axmed Cilmi Dhoolayare oo ka mida saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Biixi Isagoona sheegay in Madaxweyne Muuse dhaliilihii uu shalay u jeedin jiray Madaxweyne Marxuum Cigaal maanta ay isaga dul hoganayaan.