|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Xarunta Cusub ee Salaam Bank
November 7, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar ayaa maanta daah-furay xarunta cusub ee ay shirkada Salaama Bank ku yeelan doonto dalkaasi. Dhinaca kale daah-furka xaruntan waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, Marwada koowaad Khadra Maxamuud Xayd, Ra”iisal wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cali Xumad iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Marwo Xaliimo Aw Cumar Oo Xildhibaan Barkhad Batuun ku Wareejisay 20kun Dollar Iyo Weedhihii Ay Ka Y... Daawo: Fadeexada Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga Oo Gacan U Qaaday Guddoomiyaha Xisibiga UCID Ee Gobolk... DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Shaaciyay Ardayda Kaalmaha Hore Ka Galay Imtixaanka Shahaadig... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|