|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Xarunta Cusub ee Salaam Bank
November 7, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar ayaa maanta daah-furay xarunta cusub ee ay shirkada Salaama Bank ku yeelan doonto dalkaasi. Dhinaca kale daah-furka xaruntan waxaa ka soo qayb galay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, Marwada koowaad Khadra Maxamuud Xayd, Ra”iisal wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cali Xumad iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Diiriye General Trading Oo Ka Qiimo Dhimis Balaadhan Ku Sameeyay Saliidaha Dabiiciga ah Iyo A... Wasiirka Khaarajiga Somaliland oo Rajo ka Muujiyey Maxkamadaynta Cidda ka Dambaysay Xasuuqii Shacabk... Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Furay Shir Weyne Ku Saabsan Wada Shaqayn Dhex Mari Karta Wasaaradaha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|