|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Sheegay In Falal Argagaxiso Looga Soo Maleegayo Somaliland, Xili Dhawaan Ay Dib ugu Celisay Gadiid lagala Soo Baxsaday.
November 29, 2018 - Written by Editor:Jigjiga(W.N):-Madaxweynaha Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somaalida Itoobiya Mustafe Cagjar oo Dhawaan Xilka la Wareegay kadib Markii Xilka laga Tuuray Maamulkii hore Cabdi Maxamuud Cumar, Ayaa Shalay mar uu la hadlayey Warbaahinta Waxaa Uu Sheegay Inay Jiraan Dadyow ka tirsanaa Maamulkiii hore cabdi maxamud Cumar oo Xidhiidh la leh Kooxaha Argagaxisada ah ee Ka Dagaalada Somalia islamarkaana ay Qorsheynayaan Sidii Khalkhal Loo galin lahaa Amniga Jigjiga iyo Somaalida ethiopia, Hadalkan Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa U Muuqday Mid Uu Somaliland Kala Mid Dhigay maamulada kala Duwan ee Ka Jira Somalia isagoo Sida Ku Cad Muuqaalkan Sheegay Inay Jiraan Argagaxiso Somaliland Joogtaa. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan. Related posts:DAAWO; C/raxman Faroole oo kabaha la dulmaray M/weynaha Somalia Xasan Sheekh,Beesha Kuna Eedeeyay In... DAAWO: Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley mustafe shiine oo xilkii si rasmi ah maanta ula wareegay Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tignoolajiyadda Jsl Oo ka Hadashay Xaaladda Internet La’aanta Ee Soo foo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|