|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jabuuti oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Ganacsi oo Casri Ah
November 1, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxa uu xadhiga ka jaray xarun ganacsi oo casri ah oo lagu magacaabo Al-rayaan. Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay Marwada koowaad ee dalkaaasi Khadra Maxamuud Xayd, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cali Xumad, Wasiirka Arrimaha Islaamka dhaqanka iyo diinta Muumin Xasan Bare iyo Agaasimaha diwaanka Waqfiga Cilmi Nuur Jaamac.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo:Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Mahdigii Suugaanta Abwaan Cabdi Aaden Xaad (Cabdi Qays) M... Safiirka Somaliland U fadhiya Jabuuti Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Magaalooyi... Sheekh Lagu Wanjalay Kufsi Oo Maxkamada Hargaysa Waxba Ku Wayday+Xog Waranka Qaabkii Loo Xidhay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|