|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jabuuti oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Ganacsi oo Casri Ah
November 1, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Madaxweynaha jamuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxa uu xadhiga ka jaray xarun ganacsi oo casri ah oo lagu magacaabo Al-rayaan. Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay Marwada koowaad ee dalkaaasi Khadra Maxamuud Xayd, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cali Xumad, Wasiirka Arrimaha Islaamka dhaqanka iyo diinta Muumin Xasan Bare iyo Agaasimaha diwaanka Waqfiga Cilmi Nuur Jaamac.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Shirweynihii Afraad Ee Xisbiga KULMIYE Oo Markale Dib U Dhacaya, Xili Muddadii U Qorshaysnayd Maalm... Itoobiya Oo Markii Horeysay Shaacisay Dekedaha Halbowlaha U Ah Shacabka Dalka Fadaraalka Itoobiya Daawo: Xisbiga Wadani oo Magacaabay Gudiga Kala Xulida Musharaxinta Ee Doorashada Wakiilada iyo Deeg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|