Maamulka Gobolka Gabiley oo Kormeeray Dhismaha Wadada Allay-baday iyo Arabsiyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley oo Kormeeray Dhismaha Wadada Allay-baday iyo Arabsiyo
November 4, 2018 - Written by Reporter:

Allay-baday (WJN)- Badhasaabka gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed oo ay weheliyaan badhasaab ku-xigeenka, Maamulka degmada Alley-baday iyo gudida gacanta ku haysa dhismaha wadada alley-baday ayaa waxa ay soo kormeereen halka ay marayso dhismaha wadada isku xidha Arabsiyo iyo Alley-baday.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/tc63m6O55No

COMMENTS
LINKS