Maalinta mahrajaanka Galeydhka oo lagu qabtay Masar (Sawirro) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maalinta mahrajaanka Galeydhka oo lagu qabtay Masar (Sawirro)
November 19, 2018 - Written by Reporter:

Dadka xannaaneysta Galeydhka ee dalka Masar ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay shimbirtan oo ka dhacday dhulka qalalan ee ku yaalla agagaarka magaalada Alexandria xilli la xusayay maalinka mahrajaanka Galeydhka ee laga xuso adduunka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada

galaydh Galaydh2 Galaydh3 Galaydh4 Galaydh5

COMMENTS
LINKS