|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulan Looga Hadlayay Sidii Beelaha Lahayb Sooco Ay Uga Qayb Qadan Lahaayeen Siyaasada oo Hargeysa Lagu Qabtay
November 12, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Kulan looga hadlayo sidii beelaha la hayb sooco ay uga qayb qaadan lahaayeen Siyaasada iyo doorashooyinka ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa. Kulankan oo ka qabsoomay hotel Imperial ayaa waxa ka soo qayb galay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, Xildhibaano ka tirsan labada gole, Hay”addaha u ololeeya xuuqal iisaanka iyo aqoonyahanada ka soo jeeda beelaha la hayb sooco.
Halkan hoose ka daawo muuqalka Related posts:Ururka Horumarinta Waxbarashada Ee Tabantaabo Oo Xaflad Dhiirigalina Usameeyey Qaar Ka mida Ardayda ... DAAWO ; Magaalada Gabiley Oo Siwayn Looga Dareemayaa U Diyaar Garowga Munaasibada Ciidul Fidriga +S... “Dalka waxa ka jirta Abaar Baahsan oo Saamaynaysa Hal Milyan iyo Shan Boqol oo Kun Oo Qof,”Madaxweyn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|