|
|||||
WAJAALE NEWS
Kulan Looga Hadlayay Sidii Beelaha Lahayb Sooco Ay Uga Qayb Qadan Lahaayeen Siyaasada oo Hargeysa Lagu Qabtay
November 12, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Kulan looga hadlayo sidii beelaha la hayb sooco ay uga qayb qaadan lahaayeen Siyaasada iyo doorashooyinka ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa. Kulankan oo ka qabsoomay hotel Imperial ayaa waxa ka soo qayb galay Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe, Xildhibaano ka tirsan labada gole, Hay”addaha u ololeeya xuuqal iisaanka iyo aqoonyahanada ka soo jeeda beelaha la hayb sooco.
Halkan hoose ka daawo muuqalka Related posts:DAAWO ; Mudaharaad Lagaga Soo Hor jeedo Xadhiga Boqor Buur Madow Oo Ka Dhacay Magaalada Ceel afwayn ... Gudoomiye Cabdikariim Xinif Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uu Xukuumada Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga... “Ina Cali Waraabi Wuu Dhaafay Heer Xaal Laga Bixiyo Afkiisa Markaa Jabuuti Nabar Gardarrro Alleh Ha ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|