Jaaliyda Reer Somaliland ee Wadanka Qadar oo Deeq Soo Gaadhsiiyay Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Duufaanadii Ee Gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaaliyda Reer Somaliland ee Wadanka Qadar oo Deeq Soo Gaadhsiiyay Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Duufaanadii Ee Gobolka Awdal
November 9, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Jaaliyada reer Somaliland ee degan wadanka Qadar ayaa deeq caawino ah soo gaadhsiiyay dadkii ay waxyeeladu ka soo gaadhay duufaanadii ku dhuftay gobolada Galbeedka gaar ahaan deegaanada gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS