|
|||||
WAJAALE NEWS
Hanbalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Lamaanaha Garyaqaan Maxamed Cali Careef Iyo Boqorada Hibaaq Axmed Cabdi.
November 15, 2018 - Written by Editor:Dhammaanba Asxaabta Kala Duwan ee Hoos Ku Xusani Waxya Hanbayo Meher Wacan u Dirayaa Qoska Cusub ee kusoo biiray Qoyasaska Islaamka. Guud ahaan bahda qareenada iyo asxaabta kale ee hoos ku xusan oo kala ah Oo maanta Munaasibada Xaflada Meherkoodu ka Dhacay Gudaha Caasimada hargeisa Gaar Ahaan Hotel Maamuus. Waxaanay Lamaanaha Ilahay uga Barayayaan Lamaanahanii qurxoon ee kusoo biiray bahda cadaalada alla haka yeelo qoyskii badhaadha, barakooba misana kala hela ubad gabdhiyo wiilalba leh idamka Alle. Waa bishaariyo guuro Waa mataano bahoobay Related posts:Maalin Walba Waxa Kusoo Maraya Waxyaalo Aad Ku Cibro Qaadato, Oo Qofkii Caqli Leh Waanno Ugu Fillan! “Dhiig Joojintu Waa Wax, Turxaan Bixintuna Waa Wax Kale, Markaa Xalku Waa Bilow Ee Dhamaad Maaha”Siy... John Drysdale:taliyihii Ciidanka Ingiriiska Oo ka waramaya Dagaalkii Soomaalidu ku Qabsaday Burma Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|