|
|||||
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Akhri; Xisaabiyaha Guud Oo Si Adag Uga Horyimid Talaabo Uu Wasiirka Maaliyada Jsl Ku Badelay Shaqaale Katirsan Xisaabaadka.
November 6, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xafiiska Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka Somaliland Ayaa Jawaab adag ka Bixiyay shaqaale Xisaabaadka Katirsan oo Dhawaan Wasiirka Wasaarada Maaliyadu xilalkii ka Qaaday. Xisaabiyaha guud ee Qaran Axmed Daa,uud Geedi ayaa qoraal xafiiskii ka soo baxay sharci daro tilmaamay talaabada uu wasiirka maaliyada ku badalay shaqaalahan isagoo xusay in xisaabaadka iyo wasaarada maaliyada kala baxdan banaan yihiin islamarkaana uuna wasiirka maaliyadu awood u lahayn in uu faro galiyo shaqada xafiiska xisaabaadka. Sidoo kale xisaabiyaha guud ayaa shaqaalihii uu wasiirka Maaliyadu badalka ku sameeyay ku wargaliyay in ay shaqadooda sii wataan, talaabada wasiirku aanay sharci ahayn Khilaafka ku Dhexeeya Masuuliyiinta Ugu Sareeya Wasaarada maaliyada iyo xisaabaadka guud ayaa maraya halkii ugu saraysay kaasi oo hada gaadhay in midba talaabo qaado. Halkan ka Akhri Nuxurka Qoraalka uu soo saaray Xisaabiyaha Guud ee qaranku iyo Amarada uu ku faray Wasiirka Maaliyada; WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:DAAWO;-Bandhiga Buuga Geedigii Abwaan Abdi Qays Oo Hargaysa Lagu Daah Furay Iyo Doorka Ay Ka Qaadata... Daawo:Xisbiga Kulmiye Oo Xaflad Hore Looga Hor Istaagay Xisbiga Wadani Ku Qabsaday Magaalada Gabilay... Madaxa Sirdoonka Qaranka Maraykanka Oo Beeniyay In Laantoodu Basaasto Dadka Isticmaala Google Iyo Ya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|