“Hadii Xukuumada iyo Kulmiye Ay Shahaadooyin Siinayaan Koomiishanka iyo Hadii Kaleba Koomiishankani Mid Waddani Doorasho Ku Galayo Marnaba Maaha”.Gudoomiye Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Xukuumada iyo Kulmiye Ay Shahaadooyin Siinayaan Koomiishanka iyo Hadii Kaleba Koomiishankani Mid Waddani Doorasho Ku Galayo Marnaba Maaha”.Gudoomiye Cirro
November 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxaa uu mar kale ku celiyey in aanu Xisbiga Waddani gali doonin doorasho danbe oo ay qabtaan Kominshanka Doorashooyinka ee wakhtigan jooga, Isagoona markale ku baaqay in kominshankaas la  kala diro.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS