Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo Wacad Ku Maray In Mushaharka iyo Gunada Laga Jarayo Xildhibanada Aan Soo Xaadirin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Guurtida Somaliland oo Wacad Ku Maray In Mushaharka iyo Gunada Laga Jarayo Xildhibanada Aan Soo Xaadirin
November 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo saaka shir gudoominayay kal-fadhi ay yeesheen mudanayaasha golahaasi ayaa wacad ku maray in mushaharka iyo gunada laga jarayo xildhibaanada aan soo xaadirin.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/74_jIy2cqT4

COMMENTS
LINKS