Gudoomiyaha Guurtida oo Gunooyinkii Ka Jaray Xildhibaano Ka Soo Xaadiri Waayay Kal-fadhiyadii Golaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Guurtida oo Gunooyinkii Ka Jaray Xildhibaano Ka Soo Xaadiri Waayay Kal-fadhiyadii Golaha
November 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo shir gudoominayay kal-fadhigii maanta ee golahaasi ayaa shaaciyay in qaar ka mid ah Xildhibaanada golahaasi oo ka soo xaadiri wayay kal-fadhiyadii golahaasi in gabi ahaanba laga jaray gunooyinkii ay qaadan jireen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS