Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaciyay 8 Mashruuc oo Lagu Tartami Doono | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaciyay 8 Mashruuc oo Lagu Tartami Doono
November 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudidda qandaraasyada Qaranka Somaliland ayaa maanta shaaciyay 8 mashruuc oo ay xukuumadu ka hir gelin doonto dalka kuwaas oo lagu tartami doono.

Guddoomiyaha qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen ayaa sheegay in mashaariicdan loogu tartami doono si cadaalad ah.

Sidoo kale waxaa mashaariicahan soo dhaweeyay Agaasimeyaasha wasaaradaha Gaadiidka, Caafimaadka iyo Xanaanada xoolaha oo ay wasaaradahoogu ka midka yihiin kuwa loo fulinayo mashaariicdan.

Qaar ka mid ah shirkadaha tartamayay ayaa iyaguna dhankooda soo dhaweeyay hanaanka loo maamulayo tartankan loo galayo qandaraasyadan cusub.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS