Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Shirkadaha Ku Guuleystay 8 Mashruuc oo Lagu Tartamay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Shirkadaha Ku Guuleystay 8 Mashruuc oo Lagu Tartamay
November 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)-Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa maanta shaaciyay shirkadaha ku guulaystay 8 mashruuc oo hore loo shaaciyay.

Guddoomiyaha qandaraasyada qaranka Nuux Maxamed Suleebaan ayaa ku dhawaaqay shirkadaha ku guulaystay mashaariicdaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS