Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Shirkadaha Ku Guulaystay 3 Mashruuc oo La Fulinayo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Shirkadaha Ku Guulaystay 3 Mashruuc oo La Fulinayo
November 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa maanta shaaciyay shirkadaha ku guulaystay sadex mashruuc oo kala ah Roog la dhigayo garoonka kubada cagta ee Burco, dhisme lagu kordhinayo Jaamacada Hargeysa iyo dhisme cusub oo loo dhisayo wasaarada Maaliyada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS