Gudida Beelaha Garxajis oo Golaha Guurtida Ugu Baaqay In Ay Go’aan Deg Deg Ah Ka Soo Saaraan Buugii Uu Qoray Wasiir Guri Barwaaqo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Beelaha Garxajis oo Golaha Guurtida Ugu Baaqay In Ay Go’aan Deg Deg Ah Ka Soo Saaraan Buugii Uu Qoray Wasiir Guri Barwaaqo
November 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddida Beesha Garxaajis oo kulan isugu yimi ayaa waxaa ay fariin u direen golaha Guurtida Somaliland, taas oo la xidhiidhay buugii uu qoray Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo, Iyadoo golaha Guurtida loo gudbiyay cabasho laga muujiyey.

Dhinaca kale guddidan ayaa waxaa ay golaha Guurtida ugu baaqeen in go’aan deg deg ah ay ka soo saaraan cabashadaas loo soo gudbiyey.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS