|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo Gaadhay Magaalada Berbera
November 6, 2018 - Written by Reporter:Berbera (WJN)- Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland Porf: Aadan Xaaji Cali Axmed iyo waftigii garyaqaanada ee uu hogaaminayay oo maal mihii u danbeeyay safaro uu ugu kuur galayo xaaladaha maxkamadaha iyo cadaalada ku marayay gobolada bariga ayaa waxaa ay maanta gaadheen magaalada Berbera. Dhinaca kale Guddoomiyaha maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxa kale uu xadhiga ka jaray sadex dhisme oo ay kala yeelaan doonaan daarajada Maxkamadaha kala duwan ee dalku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Masuuliyiin Madaxdhaqameedyo Cuqaal Salaadin Xidhibaano Aqoonyahano Ayaa Waxay Tacsi U Dirayaan Geer... DAAWO;Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani iyo Wafti Balaadhan uu Hogaaminayo Oo Maanta Si ... DAAWO ; Kaalinta Casriga ah Ee Kulmiye Sanjab Fuelstation And Super Market Oo Adeegyo Cusub Soo Kord... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|