Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland oo Kulan La Qaatay Bahda Garsoorka Gobolka Saaxil
November 8, 2018 - Written by Reporter:
Berbera (WJN) – Guddoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Prof: Aadan Xaaji Cali Axmed oo hormood u ah maxkamada guur guurta islamarkaana maalmiihii u danbeeyay qaar ka mida gobolada dalka u joogay dhagaysiga dacwadaha ayaa maanta kulan balaadhan xog waraysi ah la qaatay bahda garsoorka ee gobolka Saaxil.