Burco (WJN)- Guddoomiyaha Hay”adda shaqaalaha dowlada Somaliland Sharmaarke Axmed Muxumed Geele oo safar shaqo ku jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa shaaciyay 250 shaqo oo ka banaanaaday dowlada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka